- Buugna haku qiimeyn jaldigiisa
- guuleysteyaashu maaha dadka aan waligood fashilmin balse waa dadka aan waligood quusan
- shaqada adag ayaa ka badisa kartida marka aanay kartidu si xoogan u shaqeyneyn
- talaabada ugu horeysa ee aad meelkasta ku gaadhi karta waa in aad ugu horeyn go'aansato in aanad sii joogin halkan aad maanta joogto
- hawlaha aad inta badan ka fogaataa waa kuwa ayku jiraan fursadahaaga ugu weyni.
- wabigu kuma jaro dhagaxa awooddiisa balse waxa uu ku jaraa adkeysigiisa
- haddii ay muhiim kuu tahay waxaad heli doontaa dariiq haddii aanay muhiim kuu ahaynna waxaad heli doontaa cudur daar
- riix naftaada sababtoo ah majiro qof kale oo kuu riixaya
- socdaalka kumanaanka ahi wuxu ka bilaabmaa hal tallaabo
- waxaad guuldaraysataa marka aad joojiso isku dayga uun.
- aar gudashada ugu weyni waa inaad guulweyn gaadho
- guuleystuhu waa qof riyooday oo aan waligii quusan
- haddii aanad waligaa guuldarreysan, waligaa wax cusub iskumaad dayin
- marka aad u rabto inaad guuleysato si lamida sida aad u rabto in aad neefsato markaas ayuunbaad guuleysaneysaa
- dadka daciifka ahi way aargutaan, dadka xoogani way cafiyaan, dadka caqliga badani way iska indho tiraan.
- Aamusnaan xoog ugu sheqee guushaaduna ha sameyso dhawaaqa
- haddii aad rabto in aad hesho wax aanad hore u helin waa inaad sameysaa wax aanad hore u sameyn
- laba shay ayaa ku qeexa samirkaaga marka aanad waxba haysan iyo dabeecadaada marka aad wax walba haysato
- farxadda ugu weyn adduunku waa qabashada waxa ay dadku ku yidhaahdaan ma qaban kartid.
Tags:
MOTIVATIONS