Wuxu yidhi:
- Indheer-garadnimadu waa in aad ka dhabayn karto hiigsigaaga adiga oo aan cadow yeelan
- Gefafka malaha fanka la qabanayaa ee waxa leh fanaaniinta fankaas qabanaysa
- waxan ahay jaahil og hal xaqiiqo oo kaliya, waana in aanan waxba aqoonin
- Xeeladdu waa xirfadda aad wax ka sheegtid adigoon cadaw la samayn
- cufis jiidadku wuu inoo fasirayaa qaabka ay u socdaan meerayaashu, balse inooma fasiri karo cidda socodkaas qoondaysay ee jaangoysey.
- haddii aan in uun waxtar u muujiyey bulshada, ma aha xirfad ee waa samir iyo dulqaad dhankayga ah
- daahfayd kasta oo wayn oo aynu samaynay, waxa ka horreeyey aragtiyo iyo saadaalin aynu suuraynay
- haddii aragtidaydu ka dheertahay dadka kale waxa aan ku gaadhey garbaha waaweyn ee aan ku taagnahay
- Ficil kasta waxaa mar walba jira falcelin ka soo horjeeda oo siman
- Sharafta ugu weyn ee noloshu maaha in aan waligiis dhicin, laakiin waa kor u kaca mar kasta oo aan kufno.
Tags:
HISTORY